Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo ka tanaasulay Kursiga Aqalka Sare ee loo doortay

Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) oo kamid ahaa Xildhibaanada Aqalka Sare ee lagu doortay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa Qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu isaga tagay kana tanaasulay Kursigaasi. Qoraal uu Senator Dhagey u diray Madaxweynaha Galmudug ayuu ku shaaciyay in uu ka tanaasulay Kursiga Aqalka Sare uu ku matalayay Galmudug, … Continue reading Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo ka tanaasulay Kursiga Aqalka Sare ee loo doortay